Dalaal iyo Malaalka Majaraha u haya Somalia
Wasaaradda arimaha dibadda Somaliya Maxay qabataaa? Laga bilaabo dhowr iyo tobankii wasiir Ee nasoo maray ilaa Kan iminka joogaayi ðŸ˜
Ma jirto Dal ay dowladeenu galaankal siyaasi ah u yeelatay oo ay safaaradeedu Xamar ka furtay kadib markay ogaatay Faaidada dalkaas uu noo leeyahay. Safaaradaha Xamar Ku yaal iskood iyagaa u furteen.
Ma arag hab-maamus protocol oo wasaaraddu ay hagayso! Safiir walba oo ajnabi ah inta uu yimaado ayuu la kulmaa bulshadda qeybaheeda Kala duwan #Idin #la’aan.
Safaaradaha nooga furan dalalka dhow dhow iyo kuwa fog ba, ma jirto, calan iyo shaqaale shacabka matalo! Shacabka iyagaa ehel iyo qaraabo Ku raadsado danahooda ganacsi, mid wax barasho iyo caafimaadba!
Somalia waxaa dowladnimadeeda hagayo dilaal iyo malaal, Ku qarwo halagaa sheego!Jaakado waaweeyn iyo safaro ma ahane, ma arag shaqo la qabto iyo hogaan hagaagsan oo shacabka matalo!!!!
Wasaaradda Arimaha dibadda waa mid ugu sareeyso, inta aan la socdo ragg aqoon iyo garasho leh waa loo igmaday, laakiin hormar ma arko iyo waxqabad la mahdiyo!Waxay ragaas shaqadii loo igmaday kaga milmeen dhaqan xumadda ay hormuudka ka yihiin dilaaleeyda wax magaratadda ah ee dalkaaan marin habaabineyso.
Passport Somaliga ma ahan mid shaqeeyo, lagumana howlanno sidddi loo aqoonsan lahaa!Dalaaleeyda wasaaradda isticmaasho! keensatana wasiirka iyo xigeenadiisa, waxay guryo iyo nolol looga qoonteeyey dalalka ay u shaqeeyaan! Sidda Qatar, Ethiopia, Kenya, UAE, Saudi Arabia, Djibouti iyo kuwa kale ee daneeya lugooyadda Somaliya.
Somalia dad shaqeeyo ma ahan! dad u diyaarsan dowladnimo ma ahan, dad u qalma in ay yeeshaan dhulka Somaliya ma ahan! Eed walba ee shisheeye leeyahay Cid lagala hadlo, aqbasho, wax Na ka bedesho ayaa jiro, laakiin Somalida wixii loo igmado shaqaalheeda dowladda Cid fulineyso ma jirto.Dowladda iminka joogto ma jirto Afkaar iyo strategy long term amaba short term ah oo u degsan.
Waxaa Lagu gooyaa go'aamadeeda masiiriga ah si is afgarasho ah oo u badan oral! #WasaaraddaArimahaDibadda
Somalia waxay Ku socotaa God dheer, oo ay Ku ridaan dalaaleeyda siyaasiga sheegato oo aan u naxayn masiirka danbe iyo aayaha caruurteena, dhulkooda, qeyraadkooda.
Waxay bilaabeen balan qaadyo masiirka saameeyn Ku leh oo aan qorneyn, si ay isaga ilaalshaan MOU badda Kenya lala galay oo fashilmay oo kale in uu Ku dhaco! Heshiisyadda Somaliya waxaa Lagu galaa is a garasho hoose oo ay soon dhameeyaan dalaaleeyda. Heshiisyo qarsoodi ah oo kii ugu danbeeyey ahaa ismaamul goboleeskii killinka shanaad iyo dowladdii hassan, kaas oo nuqul kamid ah heshiiskaas loo reebay killinka shanaad, hallka nuqulki Somalida leheed lagu qarshay dharkii lagala baxay Xamar kadib guuldaradddii doorashada ka raacday!Kuwa iminka joogaa waa lamid! Somalia hogaan malahan goaankeeda! Waxaa iska leh dalaaleey iyo malaaleey maalin joog yahay manfacoodu!
Saadaasheeyda, Somalia waxay gali doontadd trade war, oo lamid ah kan Siriya! Iraq iyo Libya! Somalia waxaa Ku imaan doono dhalaasho guur Ku saabsan imaansho dadyow dhulka nala yeesho, oo Na hogaansho, diin, dhaqan, luuqad iyo midab tuna aanu wadaagin, amaba inaan hoos tagno wadamadda deriska ah oo noqon karta Plan B.

Comments
Post a Comment