Dhismaha Nolosha Waa Dhismaha Qaranka

Dhismaha Nolosha

Waayadan danbewaxaa Somalia ku soo siyaaday habloshaqeysta oo hanti ay iyagu leeyihiin helo bil kasta, waliba ay u dheertahay qaarkood gunnooyin ay kamid tahay abaal marintaciidda sannad walba laba jeer. Waxay kaloo helaan fasaxyosannadle ah iyo mid ummulaha loogu talagalayfasaxyo la baxsho kuwa wax barta iyadoo waliba intay maqan yihiin ay leeyihiin mushaarkoodi.

Waxaa ay habluhu gooni u yeesheen godad ay ku leeyihiinbanoogta ku yaalla dalka gudihiisa iyo dibaddiisaWaxay ay sameysan karaan ganacsiyo yar yar iyo kuwo waaweyn haddeyqorsheeyaan oo go’aansadaanAwoodoodda dhanka dhaqaalahaaad ayuu u siyaaday baryahan danbeqoraalkaan kuma saabsanadhaqaalaha soo gala haweenka Soomaliyeed ee waxaa uu kuqotomaa arrin taa ka kedisan.
Hableheenu aad bay u maskax badan yihiinlaakiin dhab u fakarwali uma aysan xuub siibanwaa hooyooyin  markay yar yihiinoo aysan guursanbawaa masuuliyiin hantida dhaqaaleeya iyagoo guri wali yagleelin. Waa mufakariin caawiya waalidkaiyadoon cidna u magacaabanwaa howlwadeeno aan cidina u xilsaarin howlaha guryaha ay ka midka yihiinHablaheenu waadeeqsiyiin aan hagar lahayndaacad ka ah waxqabadka ilaaheerka guriga ay ka yimaadeen illaa heerka ugu sareyso oo ay gaaraan. Kuma soo koobi karo waxtarkoodafahamkoodamasuuliyaddooda iyo garashadood qoraalkan.

Si kasta oo ay sameeyeen uma aysan xuubsiiban dhab u fakarDoodaydu waxaa ay tahaynolosha qoys markay rabaan in ay yagleelaan waxaa ay jecel yihiin in ay abuuraan baahi ah in iyaga ay aad u muhiimsan yihiinTusaale ahaan waxaayguurkooda ku xiraan dahabaqal qurux badan amaba qaali ah, sooryo ninba inta ugu sareeysa ee uu bixin karoxurmo u gooniah waalidkeed iyo tamashleyn kale.
Gabadhaas koontadeeda iyadoo buuxda ankee hal sumini kudarsan mayso dhismaha nolosheedaMid kaliya oo sidhuumaaleysi ah ah ku darsatanna yaa weylakoo waxaa laguxamanaya iyadaa ninka jecleydiyadaa iibsatayisaga wax ma haysto miyaanin gaajo ah ayey wax ku darsatay iyadoo lagusoo tabcay oo wax baratay oo madax ah. Mid kastaa iyadoo wax haysta gurigeeda wax uma ogolloDoodaydu waxay mar kale tahay habloo armey wanaagsan tahay in guryaha aaddhiseeysaan aad kiina ku dartaan ileyn mar walba guri ayaadwax ka dhistaannee, ha ahaado kii walaalkiinkan aabbihiinkanhooyadiin iyo kuwa ehelkiina. Kaad gooni u leedahay adigoohaya maxaad uga hagran.

Dhanka kale waxaan u arkaa in aad dhistay guri la wadaleeyahayoo hadduu dumo adigaba kaa dumayhadduu dhismoaad ku leedahay ammaanteeda qeyb la mid ah kan sowjkaagadhab u fakar in la noqdaayi waa hor u socodka qoysaskeena.

Anisa Dirie
Type a message...

Comments

Popular posts from this blog

Hadraawi iyo Habllaha Soomaalida

Dal-Jirka Nool- Abdi Bile Abdi

Dalaal iyo Malaalka Majaraha u haya Somalia