Dalaal iyo Malaalka Majaraha u haya Somalia
Wasaaradda arimaha dibadda Somaliya Maxay qabataaa? Laga bilaabo dhowr iyo tobankii wasiir Ee nasoo maray ilaa Kan iminka joogaayi 😠Ma jirto Dal ay dowladeenu galaankal siyaasi ah u yeelatay oo ay safaaradeedu Xamar ka furtay kadib markay ogaatay Faaidada dalkaas uu noo leeyahay. Safaaradaha Xamar Ku yaal iskood iyagaa u furteen. Ma arag hab-maamus protocol oo wasaaraddu ay hagayso! Safiir walba oo ajnabi ah inta uu yimaado ayuu la kulmaa bulshadda qeybaheeda Kala duwan #Idin #la’aan. Safaaradaha nooga furan dalalka dhow dhow iyo kuwa fog ba, ma jirto, calan iyo shaqaale shacabka matalo! Shacabka iyagaa ehel iyo qaraabo Ku raadsado danahooda ganacsi, mid wax barasho iyo caafimaadba! Somalia waxaa dowladnimadeeda hagayo dilaal iyo malaal, Ku qarwo halagaa sheego!Jaakado waaweeyn iyo safaro ma ahane, ma arag shaqo la qabto iyo hogaan hagaagsan oo shacabka matalo!!!! Wasaaradda Arimaha dibadda waa mid ugu sareeyso, inta aan la socdo ragg aqoon iyo garasho leh waa loo igmaday, ...